"Caashaqa Kaligii Qof Sida" Lletres
"Caashaqa Kaligii Qof Sida" té lletra en somali idioma.
El significat "Caashaqa Kaligii Qof Sida" prové de somali idioma i actualment no s'ha convertit a la traducció a l'anglès.
MURSAL MUUSE" CAASHAQA KALIGII QOF SIDA | HEES MACNO BADAN | MUSIC VIDEO
Artist: Mursal Muuse Cumar
Song name: Imtixaan Aduun
Released on: 2021-10-10
Lyrics: Cabdixakiim Cabdilaahi Jibriil {Abwaan Qiiq}
Music By: Ahmedweli Ibraahin Furinle
Song lyrics:
Ileyn Imtixaan Aduun
Naflahaa kadab Loo Qoraa
Kadeed Loo Soo Marshaa Ee
Hawraar kaftana caqliga
Admiga logu kuur galaa
Imaha kibirka iyo qabkuna
Kashii madhan bay dagaan
Qalbiga Kaar Luguma Shubo
Kalsoonida Buuxiyee
Labada Isla keenayaa
Korkay iska sii fahmaan
{Part-2}
Caashaqa kaligii qof sida
Kashiisa u so bandhiga
U buuxiya kaalintoo
Kal iyo laab wada jirkee
Kasbay midba keda kale
Galgacal uba nuurise
Karamo u dhowrsanow
Labada Isla keenayaa
Korkay iska sii fahmaan
#Mursalmuuse #heescusub